Ticker

6/recent/ticker-posts

FADLIGA SALLIGA NABIGA SCW



  • Wuxuu Yiri Rasuulku S.C.W {Qofkii igu salliya halmar, allah ayaa ku salliya 10jeer}
  • Haka Yeelina Qabrigayga  Qubuuro ama Feesto(Meel Loo qasdiyo)ee igu salliya, salligiinu wuu isoo gaaraya  meelkastoo Joogtaan)
  • Wuxuuna Yiri Rasuulka S.C.W { Bakhaylku Waa kan agtiisa laygu sheegay ee aan igu salliyin}
  • Wuxuuna Yiri Rasuulka S.C.W {majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaa-mana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}





Maalinnka Jimcaha Aan Badino Salliga Nabiga S.C.W











Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement
} });
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...
Youtube Channel Image
Sahanka Guusha Subscribe saaro si aad uhesho muuqaaladii ugu danbeeyay
Subscribe