Ticker

6/recent/ticker-posts

SHIRKII DOWLADA DHEXE IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA OO FASHIL KU YIMAADAY KADIB MARKII....






Shirkii loo madlanaa horaanta bishan in ay yeeshaan madaxda dowlada faderalka soomaaliya iyo dowladaha xubanaha ka ah dowlada faderlka ah dowlada soomaaliya ayaa gabi ahaanba laysku fahmi waayey kadibna fashil ku soo Dhamaaday sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhowdhow.


Waxay xoguhu sheegayaan inay jiraan kala aamin bax balaadhan kasoo udhaxeeya madaxwaynaha dowlada faderaalka Hassan Shiekh iyo qaar kamida madaxda dowlad goboleedyada kuwasoo aaan u laaab fiyoobayn madaxda dalka ka gadaal inay aaminsanyihin in dagaal kaga soo socda xafiiska madaxwaynaha.

Madaxda dowlada goboleedyada qaarkood waxay hoosta ka xariiqeen inaysan meelkastoo shirkaas lagu qabto aysan cag soo dhigeen si bay dhaheen dunida loo tusso in aysan jirin "SOOMAALI HESHIIS AH".

ilaa imika majiro hal dowlad goboleed oo la safan dhinaca villa soomaaliya, dhamaantood mowqif midaysan ayey ka wada is taagen. Dhowaan ayey ahayd Markii madaxwayne xassan soo gaaray puntland balse aaan laga soo saarin wax war murtiyeed ah.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement
} });
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...
Youtube Channel Image
Sahanka Guusha Subscribe saaro si aad uhesho muuqaaladii ugu danbeeyay
Subscribe