Ticker

6/recent/ticker-posts

Kantaroolka Tukaraq oo laga qabsaday maamulka SOMALILAND

 


Cutubyo kamid ah ciidamada deegaannada SSC ayaa qabsaday deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Ciidamada ayaa calanka maamulka Somaliland ka dajiyay kantaroolka Tukaraq, iyagoo suray calanka Qarankeenna Soomaaliya iyo kan bulshada SSC.

Somaliland ayaa 2018kii ka qabsatay Puntland deegaanka Tukaraq, waxaana ka dhacay deegaannada dagaalo culus oo maalmo socday, kuwaas oo ay Puntland doonaysay inay dib ugu soo ceshato, balse uma suuragelin.

Ciidamada Somaliland ayaa tan iyo intaa wixii ka dambeeyay fariisimo ciidan oo waa weyn ka sameystay deegaanka, oo ay ka dhigteen bar xaduudeed

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement
} });
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...
Youtube Channel Image
Sahanka Guusha Subscribe saaro si aad uhesho muuqaaladii ugu danbeeyay
Subscribe