Wararkii udambeeyey dagaal ka dhacay gudaha Kismaayo+khasaaraha





Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ee caasimada kumeel gaarka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal udhaxeeyey ciidamada ammaanka.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu udhaxeeyey ciidamo kawada tirsan Booliska Jubbaalnd,waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.

Tacshiiradaan ayaa ka dambeysay kadib markii is maan dhaafeen askartaan xilli howlgal lagula dagaalamayey hubka sharci darada ah laga sameenayo magaaladaasi.

Inta la og yahay waxaa ku dhintay dagaalkaasi dhacay maanta 2 qof iyadoo hal qof dhaawac shacab ah lasoo wariyey,iyadoo markii dambe xaaladu ay caadi kusoo noqotay ciidamadana la kala dhex galay.

Saraakiisha horkaceysa howlgalka kismaayo waxay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgalka lagu baacsanayo dadka isticmaala hubka sharci darada ah


Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement
} });
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...
Youtube Channel Image
Sahanka Guusha Subscribe saaro si aad uhesho muuqaaladii ugu danbeeyay
Subscribe